GUDOOMIYAHA JAALIYADDA GOBBALKA ZURICH EE SWITZERLAND
Gudoomiyaha Jaaliyadda Gobalka Zurich ee. Switzerland oo la kulmey Safaairada Soomalida ee waddanka Switzerland

Gudoomiyaha Jaaliyadda Gobalka Zurich ee. Switzerland oo la kulmey Safaairada Soomalida ee waddanka Switzerland
Kulanka Isxogwaraysiga Jahliyada waa mawduuc xiiso leh oo ka hadlaya xaaladaha iyo dhibaatooyinka ku saleysan jahli, iyadoo la isku dayayo in la fahmo sida ay u saameeyeen bulshada iyo bulshada dhexdeeda. Isxogwaraysigu waa marka dadku isku wareystaan ama ay is dhaafsadaan fikir, oo ay isku dayaan in ay fahmaan dhibaatada ama xaaladda uu qof ama…
Asalaamu Calaykum Warraxmatullaahi Wabarakaatuh, Annagoo ah maamulka iyo xubnaha hore ee jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Zürich, waxaan idinka codsaneynaa in aad nala soo dhaweysaan xubnaha cusub ee ku soo biiray bulshada qiimaha badan ee Soomaaliyeed. Xubnahani waxay la yimaadeen firfircooni, fikir cusub, iyo hammi sare oo wax ku ool ah, kuwaas oo aan aaminsanahay inay…
Waxaan rabaa Halkaan inaa uga mahadceliyo Jaaliyada Soomaliyeed Ee Gobalka Zürich , Gudiga Munaasabada Doorashada Soo qaban qaabiya, Culimada ,Odayasha ,wax garadka,Haweenka,Dhalinayarada, Gıdıga Doorashada ,Xariiriyaha ,Bahda Saxaafda , Bahda Sportska,Marti Sharafta Gobalada nooga imaaday, Jaaliyadaha Gobalada Switzerland ee Munaasabada Doorashada nagala soo qeyb galay IYO DHAMAAN BULSHADA QEYBAHEEDA KALA DUWAN. Hambalyo Dhamaan Gudida la doortay…
Salaan iyo Soo Dhaweyn kadib Kulankani waa kulankii ugu horeeyay ee Gudiga Jaaliyadda soomaaliyeed ( SVKZH) Qodobada Kulanka: Qofkastaa inuu soo bandhigo waxa u qorsheysan sanadka soosocda: Waxaa muhiim ah in qof walba oo ka tirsan gudiga svkzh uu soo bandhigo qorshe shaqo oo cad, oo ay ku jiraan hadafyada iyo hawlaha uu doonayo inuu…
Mr Amir Mohamed