Gudoomiyaha maaliyada
Mr Amir Mohamed
Mr Amir Mohamed
Guddoomiyihii ciyaaraha ee Switzerland Siciid Cali xiddig (Kabtan Xiddig) oo loo doortay guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobalka Zürich,Switzerland . halkan ka daawohttps://www.facebook.com/watch/?mibextid=UalRPS&v=1032987851848842&rdid=hpCe4ChinfKpcx1q
Som Integrationsverein Zürich 5 -Fc Guul Bern 1 Hambalyo Gobalka Zürich Pic Respekt Nureyn Abiikar Qurbac Gudomiye Dhaliyarada Wax Badan ayaad u qabatay. Ciyaar Cajiib ah oo Xamaasad leh ayaanu wada ciyaarnay . Tababare Khaalid Duco Hambalyo Si khaas Ah Dhamaan Dhalinyarada Switzerland waa Mahadsantihiin.
Kulanka Isxogwaraysiga Jahliyada waa mawduuc xiiso leh oo ka hadlaya xaaladaha iyo dhibaatooyinka ku saleysan jahli, iyadoo la isku dayayo in la fahmo sida ay u saameeyeen bulshada iyo bulshada dhexdeeda. Isxogwaraysigu waa marka dadku isku wareystaan ama ay is dhaafsadaan fikir, oo ay isku dayaan in ay fahmaan dhibaatada ama xaaladda uu qof ama…
Asalaamu Calaykum Warraxmatullaahi Wabarakaatuh, Annagoo ah maamulka iyo xubnaha hore ee jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Zürich, waxaan idinka codsaneynaa in aad nala soo dhaweysaan xubnaha cusub ee ku soo biiray bulshada qiimaha badan ee Soomaaliyeed. Xubnahani waxay la yimaadeen firfircooni, fikir cusub, iyo hammi sare oo wax ku ool ah, kuwaas oo aan aaminsanahay inay…
Waxaan Ugu Hambalyeynaya Dhamaan Bulshada Somaliyeed Maalmaha Xuriyada Somaliyeed Si khaas Jaaliyada Switzerland iyo Gobalka Zürich Dhalinyarada Som Integrationsverein Zürich Waa Mahadsantihiin Danke Huda Express für die Unterstützung Somalia Midnimo iyo Guul inshalaah Danke Astaan Sports