Similar Posts
KULANKA TODOBAADKA EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE GOBOLKA ZURICH
Zurich, 27ka Abriil 2025 – Qaar ka mid ah haweenka Soomaaliyeed ee gobolka Zurich ayaa soo booqday xafiiska Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Zurich, halkaasoo ay madaxda jaaliyaddu ku soo dhaweeyeen. Kulankanka waxaa shir guddoomiyey Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Zurich, Mudane Siciid Cali Xidig. Kulanka waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Xoghayaha Koowaad ee Safaaradda Soomaaliya…
Kulanka gudiga Jaqaliyadd soomaaliyeed ee Gobalka Zürich
Salaan iyo Soo Dhaweyn kadib Kulankani waa kulankii ugu horeeyay ee Gudiga Jaaliyadda soomaaliyeed ( SVKZH) Qodobada Kulanka: Qofkastaa inuu soo bandhigo waxa u qorsheysan sanadka soosocda: Waxaa muhiim ah in qof walba oo ka tirsan gudiga svkzh uu soo bandhigo qorshe shaqo oo cad, oo ay ku jiraan hadafyada iyo hawlaha uu doonayo inuu…
Guddoomiyihii ciyaaraha ee Switzerland Siciid Cali xiddig (Kabtan Xiddig)
Guddoomiyihii ciyaaraha ee Switzerland Siciid Cali xiddig (Kabtan Xiddig) oo loo doortay guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobalka Zürich,Switzerland . halkan ka daawohttps://www.facebook.com/watch/?mibextid=UalRPS&v=1032987851848842&rdid=hpCe4ChinfKpcx1q
Dhalinyarada Som Integrationsverein Zürich
Waxaan Ugu Hambalyeynaya Dhamaan Bulshada Somaliyeed Maalmaha Xuriyada Somaliyeed Si khaas Jaaliyada Switzerland iyo Gobalka Zürich Dhalinyarada Som Integrationsverein Zürich Waa Mahadsantihiin Danke Huda Express für die Unterstützung Somalia Midnimo iyo Guul inshalaah Danke Astaan Sports
Som Integrationsverein Zürich 5 -Fc Guul Bern 1
Som Integrationsverein Zürich 5 -Fc Guul Bern 1 Hambalyo Gobalka Zürich Pic Respekt Nureyn Abiikar Qurbac Gudomiye Dhaliyarada Wax Badan ayaad u qabatay. Ciyaar Cajiib ah oo Xamaasad leh ayaanu wada ciyaarnay . Tababare Khaalid Duco Hambalyo Si khaas Ah Dhamaan Dhalinyarada Switzerland waa Mahadsantihiin.
GUDOOMIYAHA JAALIYADDA GOBBALKA ZURICH EE SWITZERLAND
Gudoomiyaha Jaaliyadda Gobalka Zurich ee. Switzerland oo la kulmey Safaairada Soomalida ee waddanka Switzerland