Som Integrationsverein Zürich 5 -Fc Guul Bern 1

Som Integrationsverein Zürich 5 -Fc Guul Bern 1

Hambalyo Gobalka Zürich

Pic Respekt Nureyn Abiikar Qurbac ❤️

Gudomiye Dhaliyarada Wax Badan ayaad u qabatay.

Ciyaar Cajiib ah oo Xamaasad leh ayaanu wada ciyaarnay .

Tababare Khaalid Duco Hambalyo ❤️

Si khaas Ah Dhamaan Dhalinyarada Switzerland waa Mahadsantihiin.❤️

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *