Hambalyo Dhamaan Gudida la doortay inshalaah
Waxaan rabaa Halkaan inaa uga mahadceliyo
Jaaliyada Soomaliyeed Ee Gobalka Zürich ,
Gudiga Munaasabada Doorashada Soo qaban qaabiya, Culimada ,Odayasha ,wax garadka,Haweenka,Dhalinayarada,
Gıdıga Doorashada ,Xariiriyaha ,Bahda Saxaafda ,
Bahda Sportska,Marti Sharafta Gobalada nooga imaaday,
Jaaliyadaha Gobalada Switzerland ee Munaasabada Doorashada nagala soo qeyb galay IYO DHAMAAN BULSHADA QEYBAHEEDA KALA DUWAN.
Hambalyo Dhamaan Gudida la doortay inshalaah
Walaalayaal waxaad Igu aminteen Masiirka bulshada Sooomaliyeed ee degan Gobalka Zürich .
Allah hanoo fududeeyo Xilka culus ee aad nagu aminteen
Aniga iyo G Xigeen Iqra Cumer Xassan,
Caamir Maxamed iyo Axmed Xasaan .
Waxaa si khaas ah ugu Mahadcelinayaa Gudidii Hore ee Jaaliyada Gobalka Zürich
Gudomiye Xaawa Nuur Muudey
Gudomiye K Xigeen Axmed Dhicisow iyo Dhamaan Maamulkii Hore ee Jaaliyada oo Doorashadaan heekeedu Sareeya Sida Daaha Furana usoo Qaban qaabiya walaalayal waa Mahadsantihiin
Waxaa ugu Shaqeyn Donaa Bulshada Somaliyeed ee degan Gobalka Zürich Si Somalinimo leh oo hufan
Inshalaah.
Wir sind gemeinsam stark